.

.
 

America waxaa ku yaalaa biriij  la yidhaahdo golden gate , waana meelaha ay american ku ku faanaan , balse nasiib daro dadku intay fuulaan ayay iska tuuraan 
Waxaa jirey maraykan wiil dhalinyaro ah oo jiif la yidhaahdo........
Jiif waa ninkii ugu yaraa ee shahaadada masterka qaata
Jiif maalintuu qalin jabinaayay ayaa la damcay in la maamuso oo la muujiyo inuu yahay nin yar oo shaqo wayn qabtay , balse halkan ka dhagayso waxa ku dhacay Sh. mustafe ayaa ka waramaaya

HA ILAAWIN INAAD HOOS COMMENTS AMA FAALO KA BIXISO INSHA ALLAH 




Post a Comment

 
Top

Dhagayso oo Follow garee boga aan ku leenahay Sound Cloud ka: Dhag Sii Halkan..

X