.

.
 

Walaalayaal waxaan mahad iska leh allaah subxaanahu watacaalaa , Rabigii naga dhigay umaddii nabi muxamed s.c.w., Rabigii na waafajiyey inaan nabigiisa s.c.w. adeecno hadaba allahayow maalinta qiyaame naga yeel kuwii nabiga s.c.w. garabkiisa ahaada, kuwii kitaabkooda gacanta midig looga dhiibo, xowdka nabigana s.c.w. ka caba .. aamiin yaa Rabal-Caalamiin ..




Post a Comment

 
Top

Dhagayso oo Follow garee boga aan ku leenahay Sound Cloud ka: Dhag Sii Halkan..

X