.

.
 

Sayid Cali rc ayaa la weydiiyey baa la yiri:
- Samada maxaa ka culus ?
- Dhulka maxaa ka ballaaran ?
- Badda maxaa ka taajirsan ?
- Dhagax maxaa ka adag ?
- Naar maxaa ka kulul ?
- Zamhariira maxaa ka qabow ?
- Sun maxaa ka qaraar ?
markaa wuxuu ku jawaabay baa la yiri:
 - Dhulka waxa ka waasacsan xaqa,
- Badda waxaa ka taajirsan qalbi qanacsan,
- Dhagax waxaa ka adag qalbi munaafiq,
- Naar waxaa ka kulul mas-uul jaa-ir ah (daalim),
- Zamhariira waxaa ka qabow bakhayl aad gacanta u taagato,
- Sunta waxaa ka qaraar samirka, Namiimnimadana waa la yiri.


Post a Comment

 
Top

Dhagayso oo Follow garee boga aan ku leenahay Sound Cloud ka: Dhag Sii Halkan..

X