.

.
 

Maalinkasta oo Jimce ah Salaada ka dib waxaa jiray Nin Iimaam ah iyo Inankiisa oo 11jir kuna Noolaa Magaalda Amistardan (Holand) ayaa waxa ay u bixi jireen Jidadka iyo Guryaha  Magaalada ay Deganaayeen ee Amistardam si ay ugu qaybiyaan Kitub yar-yar oo Ciwaankoodu ahaa Dariiqa Janada Loo maro iyo qaar kale oo iyaguna ka hadlaya Islaamka.

Hadaba Maalin ka mid ah malaamaha Salaadii Jimce ka dib waxaa timid Waqtigii Iimamka iyo Inankiisu u bixi jireen Dacwada Wadooyinka Amistardam si ay ugu Wasacaan (Qaybiyaan)Kitaabada yar-yar ee ka hadlaya Islaamka Maalintaa Jawigu Dibadu waxa uu ahaa mid aad u Qabaw waayo Roobab ayaa Da'yay Inankii waxa uu bilaabay in uu Xidho dhar fara badan si aanu u dareemin Qabawga, markaas ayuu Aabihii ku jidha Abaabo diyaar ayaan ahay  marka as ayuu Aabihii waydiiyay maxaad diyaar u tahay Inanki ayaa ugu jawaabay,Aabo, waxaa la gaadhay Waqtigii aan Qaybin lahay kutubta Islaamiga Markaas ayuu Aabihii ugu jawaabay, waxaa dhacaya Qabaw Hawada banaankuna ma fiicna, markaas ayuu Inankii ugu jawaabay, Aabo, waxaa jira halkaa Dad wali ku socda Naarta inkastoo Qabaw iyo Roobab jiraan.

Aabihii, ayaa ugu jawaabay laakiin anigu uma baxayo Qabawgan, markaas ayuu Inanki  Sabi ga ahaa ku yidhi Aabo suurta gal ma tahay in aan anigu soo qaybiyo Kutubta isagoo ku ce-celinya Aabihii-Aabihii ayaa ku yidhi waa suurta gal inta uu u dhiibay waxoogaa Kutub ah  ay uu Inankiina ugu jawaabay Aabo waad mahadsan tahay, la saco Inankan Dadiisu waa kow iyo toban jir u baxaya xiligan Qabawga aha Wadooyinka si uu u qaybiyo Kutubtaa Islaamiga ah, waxa uu bilaabay in uu kutubta u qaybiyo Qofkii uu lakulmaba isagoo waliba Guryahay Xaafada ku garaacaya oo u qaybinaya Kutubta guri-guri laba sacaadood ka dib marka uu dhex socday Qabawga waxaa Gacantiisa ku soo hadhay Kitaab kaliya isagoo raadinay Qofka u danbeeya ee uu siin lahaa Kitaabkan soo hadhay, lakiin Wadooyinku waa cidla oo way  haa wanayaan cidna ma socoto markii uu waayay Qofnaba ayuu goostay in uu u dhaqaaqo xaga Guryaha u dhaw si uu u siiyo xabadan Kitaabka ah ee ku soo hadhay.

Waxa uu bilaabay in uu Garaaco Albaabka Guri ku dhawaa, lakiin cidna umay jawaabin wuu ku cel-celiyay garaacii Albaabka lakiin cidana wali kamay furin waxa uu isku dayay in uu iskaga tago lakiin wax ayaa u diidaya in uu ka tago, markii u danabaysay ayuu aad u yara Garaacay Jalaskii isagoon ogayn cida uu sugayo ilaa Wakhtigaa wuu ku yara dheeraaday garaacii si  la ma filaan ah ayaa loo furay Albaabkii waxaa ka furtau Aalbaabkii Qof Dumar aha oo da'ah Wajigeedana ay Murugo ka muuqato waxay ku tidhi maxaad u baahn tahay Inankaygiiyaw, Inankii yaraa oo ku eegay indhihiisa Nuurku ka muuqdo ayaa ku yidhi waan ka xumahay in aan ku dhibay ama aan kaa xanaajiyay, laakiin waxa kailya ee aan rabo in aan kuu sheego waxaa weeye ilaahay waa ka kaliya ee ku jecel kuna caawinkara waxaanse u imid in aan ku siiyo Kitaabkaygii iigu danbeeyay kaas oo kaagawarami doona wax kasta oo ilaahay xagiisa ku saabsan iyo sidaad ku kasban karto ilaahay raali ahaanshihiisa markaas ayu u dhiibay  kit aabkii Yaraa markas ayay ku tidhi waad mahadsantahay Inankaygiiyaw.

Wiigii danbe markii Iimaamkii Khudbadii dhameeyay ayuu yidhi yaa su'aal qaba mise Safafka danbe ee Dumarka Qof weyn oo Dumar ah ayaa tidhi Qofna may garanyo Jimacahan horena umaan iman halkan Jimcihii hore maan ahayn Muslim kumanaan fakirin in aan noqonayn  Mus lim, Ninkaygii waxa uu Dhintay Bilo ka hor waxaanu igaga tagay Aduunyadan kalinimo Jimcihii tagay Jawigu waxa uu ahaa mid aad u qabaw Roobna wuu da'yay waxaan goostay in aan isdilo waayo wax Amal ah iigumay hadhin Noloshan oo waan ka quustay waxaan soo qaatay Xadhig iyo Kursi Xadhiguu waxaan ka soo laalaadiyay Qolka aan ku jiray xagiisa sare Xadhigii markaan xidhay ee aan u diyar garoobay in aan iska soo deldelo ee aan kursigii isku taagay ee aan qoorta la galay kaligaynaa aan ahaa Murugo badana ay i hayso oo aan rabo in aan ka dhuunto,

ayaa si lama filaan ah waxaan u maqlay Cod Aalbaabka waxaan goostay inaanan ka furin oo aan sugo inta uu iga tagayo balse waxa uu ahaa cod aan tagay balse sii kordhaya markaas ayaan Naftaydii la sheekaystay oo aan ku idhi qofkan kaa tagi waayay wa'ayo  mar kaas ayaan xadhigii intaan ka bixiyay Qoortaydii ayaan goostay in aan eego Qofkan  Albaa bka xoog u garaacaya, markii aan Aalbabkii Furay may rumaysan Indhahaygu waab Sabi yar oo wajigiisa ay ka muuqato farxad iyo dhoola cadaynta Malaa'igta oo aan hore u arag mid la mid ah kelmadii ka soo baxay Afkiisa ayaa Qabsaday Qalbigaygii dhintay islamarkaana dib u soo Noolaysay oo ka saartay rejo la'aantii,

waxa uu igu yidhi Sayidadaydiiyeey waxan kuugu imid Waqtigan inaan ku idhaah ilaahay wuu ku jecel yahay waanu ku caawinayaa, ka dibna waxa uu isiiyay Kitaabkan aan sido ee Ciwaankiisu yahay Dariiqa Janada loo maro Waqti  ad ag ayay ahayd aniga iyo isagaba waayo Jawiga ayaa adkaa waxaan Aakhriyay kelmad kasta oo ku jirta Kitaabkan marakaan dhameeyay ayaa bilababay in aan Xadhigii iyo Kursigiiba  meesha ka qaado waayo midkoodna iminka uma baahni oo waxaba ii tari maayaan waad i  arag taa iminka waan Farxsanahay waayo waxaan ogaaday in uu Jiro ilaah dhab ah waxaan u imid inan idiinku mahad noqo Malagan yar ee aad ii soo dirteen Waqti munaasib ah

ilaahay ayaa mahad iska leh may jirin qof aan Ooyin Dadkii Masaajidka joogay mar qudha ayaa saaxadii isla kacday iyadoo Dadkii ku Qaylinayaan ALaahu akabar-Alaahu Akabar Imaamkii ayaa ka soo degay Mimbarkii markaa ayuu agfadhiista Inankiisii isaga oo Ooyaya,hadaba Su'aasha aan waydiinaya Naftayda iyo Dadka ku nool Caalamak Qarbiga waxaa leeyahay maxaan u gudbinay Dadka aan muslimiinta ahayn ee aan la Noolahay ee ku saabsan Diinteena Islaamka ah* ilahay in Sabab kaaga dhigo in Qof gacantaad ku soo Muslima *ayaa kaaga khayr badan Aduunka iyo waxa yaala Xadiiskii nebiga scw.


Hoos KU Bixi Faalo Ama Comments

Post a Comment

  1. Magacaygu waa Adams Kevin, wakiil ka socda shirkada Adams bixinta amaah amaah laga amaahdo, waxaan siinayaa amaah ugu dulsaarka 2%. waxaan ku siin dhan nooc oo kala duwan oo amaah ah. haddii aad u baahan tahay amaah hadda nagala soo xiriir email this: adams.credi@gmail.com

    ReplyDelete
  2. dalbato amaah ah

    bixiya deymaha oo leh dulsaar aad u yar oo ah 2% in ka badan ay dheer iyo mid gaabanba
    dheer
    Duration Period.

    Waxaan bixinaa deymaha maxalliga ah iyo kuwa caalamiga ah Collateral iyo Non-Collateral in
    shaqsiyaadka iyo ururada ganacsiga adduunka oo dhan.

    Iyadoo baakadaha naga dayminta dabacsan deymaha loo samayn karo iyo lacagta
    wareejiyo amaahdaana 10 maalmood oo shaqo gudahood.

    Ma waxaad raadineysaa amaah ganacsiga, daymaha shaqsiga, daymaha mortgage, Auto
    deynta, deyn arday, deyn xoojinta deynta, maalgelinta hantida maguurtada ah /
    mashruuca
    deyn gaarka ah, ay adag tahay deyn lacag iwm ..

    Haddii laguu diiday deyn iyo leedihiin taariikhda credit xun, ma
    argagax. Waxaan kaa caawin karaa
    nala soo xiriir @ alikodangotefinancialhome @ gmail.com
    ================================

    [image: Mensaje]
    Name:

    Telephone1:

    Telephone2:

    Email:

    City:

    State:

    ZIP Code:

    Country:

    Status:

    Date of Birth:

    Lacagta codsiga amaah ?:

    Length ee Loan ?:

    Haddii loo baahdo ?:

    Ujeedo ee Loan:

    Bishiiba Annual dakhliga / MUSHAHARKA:
    Shaqada:
    Category amaah lagama maarmaan ah sida ku qoran:
    email: alikodangotefinancialhome@gmail.com

    ReplyDelete
  3. Hello Am Mrs, Morgan Debra Am amaahiye amaah sharci ah oo lagu kalsoonaan karo siin deyn
    on a eego cad oo la fahmi karo iyo xaaladda dulsaar 2%. Laga soo bilaabo
    $ 12000 in $ 7000000 USD, Euro Markaasuu oo ginni oo keliya. Waxaan bixin Business Deymaha,
    Daymaha shaqsiga, Amaahda Ardayda, Deyn gaariga iyo Deyn bixin biilasha. Haddii aad
    u baahan tahay si amaah ah waxa ay tahay inaad sameyso yahay, waayo, waxaad si toos ah ii soo xiriir
    at: morgandebra1986@gmail.com
    Ilaah ha idiin barakeeyo.
    Salaan,
    Mrs Debra Morgan
    Email: morgandebra1986@gmail.com


    Fiiro gaar ah: Dhamaan reply waa in la soo dir: morgandebra1986@gmail.com

    ReplyDelete
  4. Halkan waa meesha ay amaah ah ayaa diyaar u ah dadka doonaya in la dhiso ka baxsan caasimada. hadafkeenu waa kaa caawiya si aad umalaha in aad riyo nolosha, maxaa yeelay, kor u saboolnimada waa laydiin yeedhay oo qaadashada costumer si ay u guulaystaan waa magaca Sidaa darteed u yimid inuu meliswellingtonmicrofinace@gmail.com meesha aad gargaarka waxa laguu soo raadinaya heli doonaa. amaah aan rahaamad waa waxa siin doonaa in ay naga costumer sababtoo ah waxaan ognahay in bulshada kharribmayo maalin kasta taasina waa sababta aannu shirkadda dhaqaale ay go'aansato in ay jiri waayo, bal yaa weligiis u diyaar u yahay inuu wax amaahisaan naga oo aan waxba kaliya aad wax deymisay waa lacag, laakiin waxaan sidoo kale u arkaysaa afair ee ku saabsan sida lacagta loo isticmaalay si loo yareeyo khatarta laga badiyay, aan waa hore u sameeyey, waayo, qaar kale oo ka shaqeeyaan iyo kuwiinna ma ahaan doonaan kuwa reeban

    ReplyDelete

 
Top

Dhagayso oo Follow garee boga aan ku leenahay Sound Cloud ka: Dhag Sii Halkan..

X