.

.
 

Waligaa ma aragtay  Mayd Ilmaynaya,si aad u ogaatid aqri Qisadan oo daawo!!!!!!

Camal la suubiyo waxaa ugu kheyra badan Salaad latukado  wakhtigeeda 
iyo waalidka oo baari loo noqdo loona sama fal wanaagsanaado,qofka
suubiya wanaagaasna  waxa uu helayaa  inta uusan dhiman, dadkii wan wanaagsanaa ee
salafka ka mid ah qaarkood waxa uu Rabi Ducadooda uga aqbali jiray baarinimada
ay waalidkoodu baariga u yihiin.

Maantana waxaan arkeynaa qiso Cajiib badan , qof  waalidkiisa
baari u noqoday asaga oo Nool, maxayse ku dhamaatay Nolashiisa?  Waxaana nooga shaykeenayo Qisadan Sheekh Abass
Bataawi  oo ah sheehd dadka dhinta Mayra,
sheekhana waxa uu hadalkiisa ku bilaabay.


Maydkii  Madaarka ayaan ka doonay Ambalas baan ku soo qaadnay waxaana nimid gurigii walaalkiis (Jidah) isla markiiba waxaan bilaabay in aan diyaariyo oo aan mayro maydkii, Alxamdu lillaah Rabi wa ii fududeeyay si sahal baana ku dhameeyay, walaalkiis iyo dadkii kale oo naga dambeyay markay
guriga yimaadeen waxay dhahayn haye sheekh aan ku kaalmayno oo aan bilawno
mayridii maydka, waxa uu u sheegay in uu dhameeyay diyaar uu yahay aad bayna ula
yaabeen, kadibna waxay lagu haeshiiy (Makah)  la aado si loogu aaso, Sheekhii baa hadana
yiri waad ogtihiin (Makah) iyo Xujaydii meel lamaro malaha, waxaa loogu jawaabay Sheekh Rabi ayaan tala saaranay.


Waan baxay islamarkiiba waxaan soo dhameeyay waraqdii Duugta, waxaana maalintaas lagu tukaday( 8 mayd) lix Rag iyo labo Dumar ah,waxaana ku tukatay labo Malyan  qof oo Muslin ah  Xaramka dhexdiis ,Suureyso Labo Malyan oo qof  halmar Rabi Dambdhaaf iyo Jano kuu waydiinayo !!!!!, waxaan aadnay qabrigii si aan u aasno maydkii halmar baa waxaa la wada keenay Afar meyd,  qofkii ugu horeeyay ee la aaso waxa  uu noqday wiilkii dhalinyarada ahaa ee aan wadnay, cajiib wax walba Rabi wu u Fududeeyay !!!!!!


Isla markiiba waxaan  too su aaday  gurigii Tacsida si aan u ogaado wiilkaan iyo Qisadiisa,dadkii agtayda fadhiyay ayaan waydiiyay intaas oo qof, qofwalba waxa uu leeyahay magaranayo Masaajid ayaan ku arki jirnay, waan iska tagay Maalitii labaad ayaan hadanau  soo laabtay si aan u ogaado Qisada wiilkaan, sidii oo kale baan hadana waydiiyaa dadkii wiilkaan iyo Qisadiisa ugu dambayntii qofbaa igu yiri u tag walaalkiis oo waydii, walaalkiis baan u tagay waxaan ku iri iigawaran walaalkaa maxuu ahaa ? maxuu ssubin  jiray? Waxa uu iigu jawaabay Sheekh Nin Dhalinyaro caadi ah ayuu ahaa  tukan jiray soomina jiray, balse waxaa intaas u dheerayd  waxa uu baari u ahaa Waalidkiisa,Aabihii marka uu Musqusha galo waxa uu sugi jiray ilaa ka soo baxo si marka uu soo baxo kabaha ugu galiyo!!!!!!, Hooyadii hadii meel yar ay xanuunto laabta ayuu ku qaban jiray gacantana waxa uu ka saari jiray meesha Xanuunaysa!!!!!!!!!,
Hooyadii marka ay u baahan tahay Musqusha wuu xambaari  jiray wuuna u qabayn jiray,  Cuntada iyo cabitaankana Gacantiisa ayuu ku siinjiray!!!!!! Arimahaan oo dhan waxaa uga marqaati noqoday cidwalba oo reerka garaneysa iyo dariska oo dhan!!!!!
Walaahi Nabiga صلى الله عليه وسلم   waxa uu sheegay waa run , Raali ahaansha Rabi wax uu ku xiray Raali ahaansha waalidka, hadaba qofkii raba in uu Qaatimo wanaagsan ku dhinto hada Baari u noqo waalidkiisa,Duco Hooyo iyo Duco Aaabe ay kuu Duceeyaan waxaa aad ku nolaanaysaa Nolal wanaagsan

oo farxad leh aduun iyo Akhiraba,waana argtaa sida marxuunkan  Rabi ugu sahlay wax walba ayna ku ugu tukadeyn labo Malyan oo Qof.
اللهم ارزقنا حسن الخاتمة و اجعل الجنة مثوانا
يـــــــــــــــــــــــــــــ­ـــارب 

WALAAL QISAN HALKAN KA DAAWO

  http://www.youtube.com/watch?v=Ani1Xk35H8M&feature=related



Post a Comment

 
Top

Dhagayso oo Follow garee boga aan ku leenahay Sound Cloud ka: Dhag Sii Halkan..

X