.

.
 




Yaanu ku sirin aduunku ee la soco waxyaabaha ka dhacaaya iyo sida ay wax u socdaan , dhagayso culimada soomaaliyeed oo si kala duwan uga hadlaaya aduunkan aan hada ku nool nahay iyo sida wax u socdaan iyo sida leysu siraayo iyo sida uu illaahay la damacsan yahay

halkan waxaan idiinku soo uruurinay codka culimada somaliyeed oo goos goos ah isla markaana ay si wada jir ah uga hadlaayaan dunidan aan hada ku nool nahay iyo waxyaabaha ka socda kuwaas oo u baahan inaan feejignaano si aan shartooda uga nabad helno waayo soomaalida oo dhami waa dad guud ahaan muslim ah , sidaas awgeed culimada somaliyeed waxay waanooyin iyo talooyin inoogu soo jeedinaayaan halkan ee dhagayso 

Dhagaysani wuxuu si wanaagsan ugu shaqaynaayaa Google Chrome 



Post a Comment

 
Top

Dhagayso oo Follow garee boga aan ku leenahay Sound Cloud ka: Dhag Sii Halkan..

X