.

.
 

Farax saa adoo jirrin baa lagu abuuree
Farax saa rabbi raasiq ah baad leedahee
Farax muslin baa tahoo nimci kaweeyni ma jirtee
Farax saa malintii barridaa moolihii ku ummay baad u suujuudaayyee.
Farax saa haddownah iyo aakhiroh naxariistiisaa ku rajjaweyntahee
Farax saa inuusan ku dayaceyn baad ku rajjaweyntahee
Farax saa wax walba oo aad weediisatoh wuu ku siyaayee
Farax saa nimcaduu kuu galay xisaab malahee
Farax saa janaduu uumay baad rajeeneesaayee
Alla faraxay baaye farax saa muslimad qurux iyo aadab leh buu kaa dhigayee.
farax saa jacylkiisa macankeeda baad ku nooshahee .
Farax saa laba waalid oo illaah jacelyahay buu kugu muteestee
Farax oo farax hadanah farax saa faraxaddu waa xamdinnee
Farax farax farax farax farax farax farax…

Post a Comment

 
Top

Dhagayso oo Follow garee boga aan ku leenahay Sound Cloud ka: Dhag Sii Halkan..

X