.

.
 

Waxyaalaha aan la yaabo waxaa ka mida qof muslim ah oo wadankisi xornimo ugu noolaan wayay gabar muslimad ah oo wadankeedii xijaab logu diiday oo yrub iyo mareykan logu ogolaaday waa wax aad loola yaabo ,

wadamada islaamka qaarkod basaboorka laguuma ogola inay gabadha muslimada ahi xijaab xirato dhagaha banee ayaa lagu leeyahay , ma aqaan waxay dhagaha ka rabaane , wadamada reer galbeedka oo waxad arkaysa xijaabkeedii ay ku galayso gabdhu basaboor ama document yadaba ,

ninkana oo ahaa madaxweynihii tunisia ee shacabkiisu rideen wuxuu yidhi gabdhaha shareecada islaamka dhigta ha is qaawiyaan markay kubada gacanta ciyaaraayaan

DHAGAYSO 
 

Post a Comment

  1. Magacaygu waa Adams Kevin, wakiil ka socda shirkada Adams bixinta amaah amaah laga amaahdo, waxaan siinayaa amaah ugu dulsaarka 2%. waxaan ku siin dhan nooc oo kala duwan oo amaah ah. haddii aad u baahan tahay amaah hadda nagala soo xiriir email this: adams.credi@gmail.com

    ReplyDelete

 
Top

Dhagayso oo Follow garee boga aan ku leenahay Sound Cloud ka: Dhag Sii Halkan..

X