.

.
 

Dulmigu wuxuu ka mid yahay waxyaabaha Ilahay ummadda ku halago, taas waxaa daliil u ah in uu Nabigu (scw) yiri: (iska ilaasha dulmiga, dulmigu waa mugdiyaal maalinta qiyaamaha, iska ilaasha bakhaylnimada, maxaa yeelay bakhaylnimadu waxay halaagtay ummadihii idinka horeeyey waxay ku xambaartay inay daadiyaan dhiigood oo ay xaalaalsadan waxyaalihii maxaarimtooda ahaa). ilaahay (SW) ummadda wuu u kala xaqsoorayaa cidna ilahay dulmi raali uga ma aha,


Post a Comment

 
Top

Dhagayso oo Follow garee boga aan ku leenahay Sound Cloud ka: Dhag Sii Halkan..

X