.

.
 

Nolosha reer magaalnimo ee bulshadeena Soomaaliyeed, waxaan u soo taagnaa oo aan kaga quustey buuq, tacab aan faqri lagaga baxayn, ilbaxnimo diinta iyo dhaqanka suuban lagaga foogaado, dawladnimo ceebaysan iyo dadnimo dabiib u baahan. Waan ku garaadsaday, wax sii xumaanaya mooyaane, wax ka soo raynaya ma arko. Sidaas darteed baan had iyo jeer waxaan is weydiiyaa wax qofka wanaagsan ee somaliyeed uu isna iswaydiiyo , illaahoow fahamka nolosha islaamka weeyaane na fahamsii anaga iyo walaalaheen somaliyeed dhammaan


Post a Comment

 
Top

Dhagayso oo Follow garee boga aan ku leenahay Sound Cloud ka: Dhag Sii Halkan..

X